Muslim Library

Surah Quraish

soomaali

Surah Quraish - Aya count 4
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ ( 1 ) Quraish - Aya 1
Caadaysigii Qureesheed.
إِيلَافِهِمْ رِحْلَةَ الشِّتَاءِ وَالصَّيْفِ ( 2 ) Quraish - Aya 2
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
فَلْيَعْبُدُوا رَبَّ هَٰذَا الْبَيْتِ ( 3 ) Quraish - Aya 3
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
الَّذِي أَطْعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَآمَنَهُم مِّنْ خَوْفٍ ( 4 ) Quraish - Aya 4
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email

Select language

Select surah